Fadumo Qaasim - Aaway Hee (Where Is He) lyrics | LyricsFreak
Correct  |  Mail  |  Print  |  Vote

Aaway Hee (Where Is He) Lyrics

Fadumo Qaasim – Aaway Hee (Where Is He) Lyrics

Aaway hee
Inankii is arkoonayee
Haa aaway hee
Aragiis ma iloowbinee

Aaway hee
Inankii is arkoonayee
Haa aaway hee
Aragiis ma iloowbinee

Waxaan u ooyaa u oomaa aawadaa
Waxaan u ooyaa u oomaa aawadaa
Isma arken ayaantan ii imow
Isma arken ayaantan ii imow
Adaa iloowbay axdigii oolaheen inan yahow (Repeat)

Aaway hee
Inankii is arkoonayee
Haa aaway hee
Aragiis ma iloowbinee

Haaa hahaaaa
Laaaa lalalalalaaa

Aaway hee
Ubaxii aan abuurayee
Aaway hee
Aragiis ma iloowbinee

Afkeyga waa u oomaa aawadaa
Afkeyga waa u oomaa aawadaa
Amaantankaagi an waa lee eedayee
Amaantankaagi an waa lee eedayee
Aduunyo iyo aaqiro axdigii oofiyee (Repeat)

Aaway hee
Ubaxii aan abuurayee
Aaway hee
Aragiis ma iloowbinee

Haaa hahaaaa
Laaaa lalalalalaaa
Share lyrics
×

Aaway Hee (Where Is He) comments