top 100
·
top new
·
updates
·
submit lyrics
#
A
B
C
D
E
F
G
H
I
J
K
L
M
N
O
P
Q
R
S
T
U
V
W
X
Y
Z
Correct Aaway Hee (Where Is He) Lyrics
Lyrics
►
Artists: F
►
Fadumo Qaasim
►
Correct Aaway Hee (Where Is He)
Artist:
Song:
Comment:
Lyrics:
Aaway hee Inankii is arkoonayee Haa aaway hee Aragiis ma iloowbinee Aaway hee Inankii is arkoonayee Haa aaway hee Aragiis ma iloowbinee Waxaan u ooyaa u oomaa aawadaa Waxaan u ooyaa u oomaa aawadaa Isma arken ayaantan ii imow Isma arken ayaantan ii imow Adaa iloowbay axdigii oolaheen inan yahow (Repeat) Aaway hee Inankii is arkoonayee Haa aaway hee Aragiis ma iloowbinee Haaa hahaaaa Laaaa lalalalalaaa Aaway hee Ubaxii aan abuurayee Aaway hee Aragiis ma iloowbinee Afkeyga waa u oomaa aawadaa Afkeyga waa u oomaa aawadaa Amaantankaagi an waa lee eedayee Amaantankaagi an waa lee eedayee Aduunyo iyo aaqiro axdigii oofiyee (Repeat) Aaway hee Ubaxii aan abuurayee Aaway hee Aragiis ma iloowbinee Haaa hahaaaa Laaaa lalalalalaaa
add rows